DAAWO+VIDEO NAXDINLEH:-Madaxweynaha Kilinka shanaad ee Etoobiya oo meyd shaqsi Soomali ah oo la dilay omadax kob uga taagan
Madaxweynaha Kilinka shanaad ee Etoobiya mudane Cabdi Ileey ayaa waxuu sameyeey wax ka fog dhaqanka Islaanimada iyo kan Soomaaliyeed isagoona nin ay dileen ciidankiisa oo meyd ah kob isagoo wato madaxa uga taagan.
Dhacdadaan ayaa ah mid aad wal wal u leh maxkamad lagu soo taago karo ayaa waxay ku tusineysa isaga iyo ciidankiisa in ay dadka ay xasuuqaan kadibna sidaana ula dhaqmaan