afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:28 am | Posted by

WARCULUS:- C/raxmaan Faroole oo shalay mar xaaladiisa ay gashay qatar aan caadi ahayn (AKHRISO)

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole oo shalay mar xaaladiisa ay gashay qatar aan caadi ahayn ayaa hadana waxaa la sheegay in xalay saacado badan uu taleefanka kula hadlaayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu kala hadlaayay arimo u badan ra’iisul wasaaraha lasoo magacaabi doono.

Faroole oo markaan aad uga wal walsan in aan ra’iisul wasaare laga dhigin cid aan kasoo jeedin deegaanada Puntland ayaa waxa uu wadaa olole aad u balaaran oo
arintaasi ku saabsan. Faroole oo markii hore madaxwynaha isku dayaaya inuu kula hadlo cod handadaad ah misane ku saabsan in hadii aanu xilkaasi u magacaabin nin Puntland kasoo jeeda aysan xiriir la yeelan doonin dooladiisa ayaa hadana noqday mid markii dambe warkiisa oo dhan codsi isugu soo biya shubtay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in isaga ay ka go’antahay sidii uu Soomaaliya u nabadeen lahaa, waxaana uu tilmaamay in markaan shacabka Soomaaliyeed ay yihiin kuwo u baahan hogaan daacad ah, isagoona intaasi ku daray in uu magacaabi doono cid raali laga wada yahay.

Si kastaba ha ahaatee madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaa laga filaayaa inuu soo magacaabo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, iydoona saacadaha soo aadan la filaayo in lasoo magacaabo ra’iisul wasaare.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Akriste Fekerkaaga Halkan Hoose Kusoo Gudbi

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “WARCULUS:- C/raxmaan Faroole oo shalay mar xaaladiisa ay gashay qatar aan caadi ahayn (AKHRISO)”

  1. hakiimd
    September 26, 2012 - 1:11 pm

    Nafeey nin ku doonay ku waa…oo hadii kursiga ra’iisul wasaare loo magacaabo nin Daarood ah oo aan Majeerteen ahayn…ma wadnahaa ku istaagaya…oo shuban baa lagu waalanayaa……hadii maanta isaaq ama cid aan Daarood ahayn loo magacaabo dhib iyaga kuma laha…ee waxaa ddibaya nin Daarood ah oo Darajo helay…waa xaasidnimo tan ugu weyn…ama shuban ama hunqaac ama wadnuhu ha ku istaago farooloow…Daarood reeer baad ka tahay wixii ilaahay kuu qoray waad heliye….adiga iyo cismaan maxamuud bal meesha aad ku kala hadhaan aan eegno..iyo in laguu ogolaado inaad sanad danbe sii fadhido…Australia ku noqosho ma leh farooloow oo dacwad baa kaaga socota ee xagaad aduunka kaga noolaan….ma barxada Ciise ku cadhoo ee Garoowe ayaa ku qarin…lol…

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM