Laascaanood:-Ciidamada Jabhada Siilaanyo Oo dad Shacab ah ku xidh xidhay Maanta Laascaanood
Ciidamada Jabhada Somaliland Ee kusugan Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Ilaa Xalay xabsiyada Magaalad Laascanood Dad Shacab ah Oo ubadan Dhinyarada Magaalada iyo Arday isugu Jira.
Waxaa Xalay ilaa saaka lgau arkayay Gudaha magaalada laascaanood Ciidamada booliska Ee somaliland oo gawaadhida dagaalka Ku gaaf wareegaya Xaafadaha magaalada Laascaanood,kuwaasoo oo kasoo Qabqabtay dhalinyaro Titaradoodu Kor Udhaafayso 20 taneeye.
Dhalinyaradan isugijirta Ardayda iyo Ganacsatada isugu jirta ayaan la ogayn Sababta ka dambaysa xidhigooda,iyadoo hore ay jeelasha somaliland ay laciir ciirayeen dadka soojeeda Deegaanada Khaatumo,Balse dadku dhowdhow saraakisa maamulkaas ayaa sheegay in sababo amaan loqsoo qabqabtay dadkan.
Dadkan shaabka Ee aan waxba galabsan ee maanta laga buuxiiyay jeelasha magaalada Laascaanood ayaa Laga sooqabqabtay Xaafadaha ay magaalada ka dagan yihiin iyo Waliba Goobaha qaarkood ay kuganacsan jireen.
Saraakiisha Mamulka Siilaanyo ayaa hawlgalkan dadka lagu sooqabqabtay ku macneeyay in dadkan ay sooqabqabteen lagu tuhun sanyahay Falalka amni daro ee ka dhaca magaalada laascaanood,kuwaasoo aan la ogayn cida sida rasmiga ah uga dambaysa.
Tanyo wiixii kadmbeey markii magaalada laascaanood lakeenay Maxaabiis hore ugu xidhnayd jeelka Wayn Ee mandheera Ayaa ciidamada maamulka siilaanyo Iyo horgaladooda ay bilaabeen inay dad shacab ah oo aan waxba galabsan ay xabsiyada utaxabaan.
Xadhigan ayaa Maanta dadka shacabka la xidhxidhay ayaa waxaa u kamid yahay tacadiyada inta badan ay kula kacaan Ciidamada Maamulka siilaanyo Ee kusugan Magaalada Laascaanood daska Shacabka Ee ku nool magaaladaas.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
waxaan la yaabanahay , qarnigan dhulbahante weli Gumaysiga isku hayaan dhexdooda waa wax laga naxo. war aduunka wax kala qabsada oo maanta cid idinka liidataa ma jirtee, sida isu dhaama