Masuuliyiin ka socdey khatumo oo Gaadhay xalin iyo Waxyaabaha Ujeedka Socodkoodu ahaa(DAAWOVIDEO)
Maamul goboleedkasta waxa uu masuulka yahay deeganadda uu ka Arimiyo,waxa uu muhiimada saaraa Horumarka Deegaanka horumarka amaanka iyo ka hortaga Dhibaatooyinka ku soo foodleh,haday noqonlahayd difaaca xuduudaha iyo ka hortaga Aafooyinka dhulka loo geysanayo,sidoo kale waxa uu La tashiyo la sameeya odayaasha dhaqanka iyo bulshadda qaybeheeda kala duwan.
Maamulka Khaatumo State Waxa uu Dhawaantan wada Olole Balaadhan oo lagu dabar goynayo Koooxo dhuxulaysato ah oo mudooyinkii danbe kusoo badanayey Gobollka sool,kal hore Masuuliyiin heer wasiiro ah waxa ay Tageen Dooxooyin dhawr ah oo Talex Hoostaga oo ay kamid yihiin CANANI-BURUR ,DAMEER iyo Deegaanka GURYO SAN
Waxa ay Imika Safar ku Tageen Deegaan beereedka XALIN oo Degmada Taleex ka Tirsan Hawlaha ay u tageen waxa ay ahaayeen Arimo dhawr ah oo ay ugu Horayso Joojinta Dabar Goynta dhuxusha oo deegankaas ku soo badanaysey,Kulan Balaadhan oo ay wada Qaateen Culimadda,Odayaasha iyo Bulshada Qaybeheeda kala duwan ayaa ka dhacay Duleedka Beeraha XALIN,waxaana Masuuliyiinta ka socotey Maamulka Khaatumo iyo Bulshadda Deegaanku ka wada Hadleen Sidii lo oaf-Jari lahaa Dhuxusha,sidii loo adkayn lahaa Amaanka iyo Bilaashista Cashuurta,Maadaama Xalin ay kamid tahay dhulka wax soo saarka leh ee Maamulka Khaatumo uu ka Arimiyo.
Halkan Riix si,aad Udaawato XALIN IYO KORMEERKII WASIIRADA KHATUMO