afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:15 pm | Posted by

War Culus- Ciidamo Kasocda SNM & Horgalayaal Doonayey Inay Kulamo Laqaataan Oo Dhirbaaxo Xoogan Lagu Dhuftay Duleedka Kalshaale.

Warka Hada Naga Soo Gaadhaya Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn ayaa Sheegaya Inay Halkaasi Soo gaadheen Ciidamado Kasocda Maamulka Beesha Isaaq Kuwaas Oo Doonayey Inay Duleedka Kalshaale Kula Kulmaan Horgalayaal Kasoo jeeda Gobolka Cayn.

Wararka Ayaa Waxay Xaqiijinayaan Markii La Doonayey In Shirkaas Loo Fadhiisto Ay Dhirbaaxo Xoogan Kudhufteen 20 Naftood hure oo kasoo jeeda Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.

Ujeedooyinka ugu waawayn ee Shirkan Ayaa Lasheegay In Ladoonayey In Hogaankii Hore ee Maamulka Ssc uu kuwareejiyo Ciidamada Jabahada SNM ee Beesha Isaaq ” Gaadhi SUUGA oo Dagaaladii Qadhaadhaa Lagaga soo Qabsaday beesha Isaaq” Islamarkaana ay ku nafwaayeen Shacabwayne Tiro badan.

Wararka Ayaa Xaqiijnaya In Goobtaas Ciidamada Beesha Isaaq ay kaga Carareeen Halnin Oo Mayda oo Ay Kadileen Naftood Hurayaasha Gobolka Cayn ee Taageersan maamulka Xalaasha ah ee Khaatumo State.

Sidoo Kale Waxaa Hada Magaalada Buuhoodle Kasocdo Halgal Balaadhan Oo Dhamaan Beelaha Gobolka Cayn Ay ku qabqabanayaan Horgalaasha doonaya Inay Iibsadaan Dhamaan Shacabkii Ay Xasuuqday Jabhadan SNM Ama Beesha Isaaq.

Isku Soo wadada duuboo Shirkan maanta Lafashilayey Ayaa Qayb ka ah Hungoowga Soo Wajahaya Jabhada Siilaanyo hogaamiyo ee Beesha Isaaq Waxayna Naftood horayaashu balan qaadeen Inaysan Marnaba Soo Dhowaynayn Qorshaha Horgalaasha & Damaca Qalaf san ee Beesha Isaaq (S/Land).

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “War Culus- Ciidamo Kasocda SNM & Horgalayaal Doonayey Inay Kulamo Laqaataan Oo Dhirbaaxo Xoogan Lagu Dhuftay Duleedka Kalshaale.”

  1. Kouta
    November 28, 2012 - 10:39 am

    hibo hussein abayo aaad baa udshaantamay fikirkaaga walaal meel walba aad joogtaan waxaa looga baa hanyahay in aad dhiira galisaan beesha ismaaciil saleebaan waayo waa dad ku hab saamay dhiiri galin la. aan email kaaga noo soo dir dadkana wacyi gali qofkii aad kuwada kulantaan coment gaan degmada gumbax dadka ayaa ubaahan ee ayada uma baah na e halaga kaco meeesha fadhi mayaal madalayaal halawado isku xirnasha ha

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM