afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:08 pm | Posted by

DHAGAYSO:-CaliDheere“ Hadii aysan Soomaalidu manta Jihaadin Kismaayo waxay la mid noqonaysaa Gaarisa iyo Madheera” Dhagayso.

Afayeenka Ururka Alshaaab Sheekh Cali Dheere ayaa Afka Furtay Kadib Markii Lagala Wareegay Deegaano Badan Oo ay Ururka Al-shabaab Ay Ka Talin Jireen Oo ay ugu Wayntahay Magaalada Kismaayo deegaano badan Oo ka trisan Koonfurta Soomaaliya.

Cali Dhere ayaa Mar uu lahadlayay Idaacad Afka alshabaab Ku hadasha sheegay Inay kismaayo ay noqonayso sida Gaarisa Iyo Wajeer Oo kale kuwaas Oo katirsan Dalka Kenya.

 

Halkan Riix Oo Kadhagayso Hadalka Cali Dheere

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM