afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:09 pm | Posted by

Laascaanood;-Horgal Hore uga tirsanaa Maamulka Siilaanyo Oo Xalay Lagu xidhay Laascaanood

Waxaa Xalay Saqdii Dhexe Magaalada laascaanood Lagu xidhay horgal Xariir Maxamuud Axmed oo horey ugu magacawnaa maamulka siilaanyo gudoomiyaha gobolka cayn balse Warbaahinta Ka sheegay inuu iska casilay Xilkaasi uu u hayay Maamulka Somaliland.

Ninkan Xalay lagu xidhay ayaa Horay Silaanyo ugu soomag caabay gudoomiyaha Gobolka Cayn,Balse Markii uu maamulkiisu Ka Shaqayn Waayay magaalada Buuhoodle iyo Beeshiisa Oo aan Rabin Maamulka Siilaanyo ayaa Uu iska calisay Xilkii uu uhayay Maamulkaas, islamrkaana Warbaahinta ka sheegay inuu Waxay dadkii su yihii Ama rabitaanka Shacabka Gobolada SSC uu kushaqayn Doon.

Xadhiga Masuulkan hore ugu Adeegijiray Maamulka siilaanyo ayaa lala Xidhiidhinayaa inay ka dambaysay iscasilaada uu iska caisaly Xilkii uu hore ugu magcawnaa maamulka Beesha isaaq Ee somaliland.

Dhinaca kale sababta uu u aaday magaalada laascaanood isagoo saxaafada ka hadlay isna casilay ayaan la garanayn illaayo hadda balse wararka hoose oo aanu helayno ayaa sheegaya in ninkaas uu u aaday meesha arimo isaga u gaar ah oo famil, balse maamulka Dhiigyacaba siilaanyo (S/land) ayaan kuba siman oo is la xalayba kala baxay hotelkii uu ku degay.

Inta Badan Horgalada U shaqeeya maamulkaas ayaa Waxay la kulmaan Marka dantii laga lahaa laga gaadho caqabado ay kamid yihiin xadhig iyo jidh dil.

Fu,aad Karaama Jama
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM