Tacsi Tiiraanyo Leh…… Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun……
Anagoo ah reer Xaaji Muuse Ciise Afay iyo dhamaan reer Maxmed Yusuf Climi iyo reer Saleebaan Yuusuf Cilmi Geedeeye
waxaan tacsi Murugo leh u dirynaa dhamaan reer Khaliif Xaaji faarax Khaliif baadiye iyo dhamaan reer cali dheeg geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Hooyo& Eedo Xaawa Cali DHeeg oo ku geeriyoo tay Cariga Marykanka waxaan illaahay uga baryeynaa in uu janatu fardowsa ka waraabiyo kitaabkeeda midigta ha uga dhiibo, dhamaan caruurtii, ehelkii iyo Sooomali weynba illaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo Aamaiin Aaamiin Aaamiin.
Sidoo kale tacsi tan la mid ah waxaa iyana diraya dhamaanba Suxufiyiinta Ka Hawl gasha Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Deegaanada Khaatumo State kuwaas oo kala ah:-
- Guudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Khajo Saleebaan Xaashi Dheere
- Faysal Axmed Kaarshe
- Axmed Cali Faarax
- Faysal Jaamac Aadan
- Maxamed Shaqale Cashuur
- Khadar Cawl Ismaaciil
- Xamse Xasan Geele
- C/raxmaan Cali Ducaale
- C/qani Xasan Faarax (C/qani Gadari)
- Cali Yuusuf Axmed (Cali Hadhiye)
- Cadnaan Saalax Maxamed
- C/raxmaan Jaamac Xaashi (C/raxmaan Wadani)
- Maxamed Cismaan C/ Nuur Xaashi
- Maxamuud Saleebaan Iidle
- Axmed C/qaadir Jabaan ( Axmed Darwiish)
- Axmed Maxamed Nadiif
- Najiib C/weli C/xiis
- C/kariin Olol
- Axmed Saakin Faarax
- Maxamed Cali Bile
- C/nuur Maxamed Ciro
- Rashiid C/Hiirad (Kalshaale)
- Xasan Dubad Ibraahim (Xasan Soomaali)
- C/casiis Aadaan Jaamac
- C/rixiin Karaama
- C/khadar Maxamuud Sulub (Totti)
- Yuusuf C/ Xasan Cadde (Yuusuf Dheere.
Waxa ay dhamaan dadkani tacsi tiiraanya leh u dirayaan ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen Hooyo & Eedo Xaawa Cali DHeeg oo ku geeriyootay Cariga Marykanka, iyagoona Illaahay uga baryaya Hooyo & Eedo Xaawa Cali DHeeg in uu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, samir iyo iimaana uu ka siiyo ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay.
Aamiin Aamiin Aamiin………Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun…………