afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:52 pm | Posted by

Warbixin Culus:-Cabdiwali Gaas Iyo Xukumadisa Oo Wada Lolankii ay Booskooda Ku Sii Joogi Lahayeen

Dr Cabdiwali Cali Gaas Ra’iisal Wasaarahii Hore Ee Soomaaliya Ayaa wada Lolan Xoogan Oo Uu Ku Doonayo Inuu Dib Ugu Soo Laabto Kursiga Ra’iisal Wasaraha Kadib Guul Daradii Booska Madaxweynaha Uu Ku Gulaysan Wayey.

Waxa Wali Sixoogan Howl galkooda U Wada Golahii Wasiirada Ee Dr Cabdiwali Cali Gaas Kuwaasi Oo Dhankooda Doonaya Inay booskooda Ku Sii Nagadaan.

Dadweynaha Shacabka ayaa Wali U Arka Inuusan ba Ahayn Dr Gaas Shaqsi Matali Karaya Soomaaliya Xiligani Madama Aydhacday Dawlada Uu Ra’iisal Wasaraha Ka Ahaa.

Isla markaasina Waxa kaliya Lasugaya Tahay inuu Xafiiskiisa Ku Wareejiyo Ra’iisal Wasaraha Cusub Ee Soomaaliya Loo Soo Magacabayo.

Waxana Xiligani Dib U Soo Nooladay Hindisaha Uu Ra’iisal; wasaraha Xiligiisa Dhamaday Ee Dr Cabdiwali Cali Gaas Uu Kursigiisa Doonayo Inuu Ku Nagaado.

Sida Sharciga Yahay Dawlada Xiligeeda Dhamadaa Amaro Ma bixin Karto Lakiin Xukumada Xiligeeda Dhamaday Ayaa Xiligani Muujinaysa Mid Isku baladhinaysa Booska Xilkooda ka Dhacay.

Waxana Arintani Soo baxday markii nUu Meesha Ka Baxay Madaxweyanahii Hore Oo Dadweynaha Ka Sadalinayeen Talabada Uu Qaadi Doono Hadii Xilka Looga Gulaysto Lakiin Si’sharaf Leh Xilkaasi Ku Wareejiyey.

Waxana Taasi badalkeeda Wada Gaas Oo Xiligani Laga Yaabo Hadii Booskaasi Dib Ugu Soo Noqon Waayo Inuu Qaado talaabo Xamasad Iyo Dagalba Ku Dheehan tahay.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM