afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:30 am | Posted by

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta laga filaayo in ra’iisul wasaare uu soo magacaabo (YAA LA MAGACAABI DOONAA)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo in badan laga sugaayay inuu soo magacaabo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa hadana waxaa la filaayaa in maanta
uu soo magacaabo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Wariyaasha ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga yeeray xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya si ay goob joog uga ahaadaan cida loo soo magacaabaayo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Sidoo kale qaban qaabadii ugu dambeysay ayaa haatan waxay ka soconaysaa xarunta madaxtooyada waxaana halkaasi kusii qul qulaaya siyaasiin aad iyo aad u badan
oo Soomaaliyeed.

Si kastaba ha ahaatee waxaa miiska saaran in lasoo magacaabaayo siyaasiin dhowr ah in kastoo uu ugu cad cad yahay xilligaan mas’uulka Saacid lagu magacaabo, laakiinse wax walba waxaa la ogaan doonaa markii
lasoo magacaabo ra’iisul wasaaraha.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM