afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:19 pm | Posted by

DAAWO SAWIRRO:-Banaan Bax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaraha Cusub ee Somalia oo Taleex ka dhacay

Taleex)Madaxda maamulka Khaatumo State Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Magacaabista Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka Soomaaliya.

Waxaana Tan iyo Markii lagu dhawaaqay Raysal Wasaaraha Kabilowday Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo Dabaal degyo lagu Taageerayo Raysal Wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”

Sidoo Kale dabaaldeg Balaadhan Ayaa maanta ka dhacay Magalaada Taariikhiga ah ee taleex waxaana halkaasi Qudbado Ka jeediyey Madaxda maamulka Khaatumo State waxayna Hanbalyo udireen Madaxwaynah Jamhuuriyada Soomaaliya  & Raysal wasaaraha Cusub ee Magacaabay.

Sidoo Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Khaatumo State Ayaa hoosta ka xariiqay Inay siwayn ula shaqayndoonaan Raysal Wasaaraha Cusub.

Shacabkawayna Ka Qabgalay dabaal degan Ayaa dhankooda Siwayn Umuujiyey Dareenkooda farxaadeed ee ku aadan Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Saacid

Tan iyo markii lagu dhawaaqay Raysal wasaaraha Cusub ayaa waxaa siwayn usoo dhawaynayey dhamaan Shacabka Soomaliyeed Iyo Maamulada Kajira Dalkeena Soomaaliya.

Wariye Maxamed Cismaan

By Mohamed Osman Abdinuur

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM