afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:48 am | Posted by

Maxaad ka taaqaanaa magaca dhabta ah ee Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa magaciisa saxda aan ahay kaas hase ahaatee waxaa jira magac kale oo ra’iisul wasaaraha leeyahay islamarkaana qoyskiisa ay u yaqaanaan.

Ra’iisul wasaaraha waxaa lagu magacaabaa Saacid Faarax Shirdoon, hase ahaatee Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si aad ah ugu caanbaxday, waxaana xilligaan hir galay magacii Cabdi halka Saacidna ay naanees isku bedashay.

Ra’iisul wasaaraha ayeeynu afkiisa ka haynaa in Saacid la yiraahdo laakiinse waxa uu sheegay in Cabdi ay u yaqaanaan dhamaan asxaabtii kala duwanaa ee ay isla shaqeeyeen ama ay isku barteen, waxaana uu tilmaamay in magaca sidaasi uu ugu baxay.

Sidoo kale waxaa jirta in ehlada ra’iisul wasaaraha ay ku wacaan Saacid waxaana ay kuu sheegayaan in Saacid ay u bixiyeen waalidkiisa in kastoo xilligaan aanay muhiim ahayn in lagu mashquulo magaca rasmiga ah ee Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM