DAAWO VIDEO:-Shabaab oo soo saartay filin ka sheekeynaya waxqabadkoodii inta ay Kismaayo gacanta ku hayeen
Kooxda shabaab oo dhawaan gacanteeda ka baxday magaalada kismaayo kadib mudo 5 sano ah ay ka talineysay ayaa waxaa ay soo bandhigtay filim ay kaga hadleyso waxqabadkeedii mudadaasi ee kismaayo
Hadaba Halkaan Riix Si,aad Udaawato Muuqaalo BadanĀ
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/somalia
Afbakaylenews@gmail.com