afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:17 pm | Posted by

Nin Cadaan ah oo ka faaloon jiray siyaasada Somalia & Dagaalka Al Shabaab oo markaan sheeko cusub keenay (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Patrick Smith waa shaqsi ku xeel dheer cooladaha ka aloosan Qaarada Africa gaar ahaan Siyaasada is mari waaga ah ee ka taagaan dalka Soomaaliya. Masuulkaan wuxuu horay u saadaaliyay arimo badan oo ka dhacay gudaha dalka Somalia.

 

Halkaan ka Daawo Dagaalka Gobolada & Patrick Smith oo saadaalinaya

Patrick Smith waa ninkii sheegay sanadkii 2008-da in Ciidamada Itoobiya aanan laga jecleeyn gudaha dalka Somalia oo ugu dambeeyntii Maxkamadaha Islaamiga ah ay Siyaasad ahaan guuleeysan doonaan

Masuulkaan ayaa sidoo kale horay u shaaciyay in Xarakada Al Shabaab ay iskaga bixi doonto gudaha magaalada Muqdisho iyo deegaano muhiim ah oo xiligaas ay ka talin jireen .

Ninkaan oo dhaq dhaqaaqa siyaasada Somalia ku taqsuusay ayaa iminka waxa uu keenay Sheeko cusub wuxuuna leeyahay sidatan ” Al Shabaab weli waa qatar halis ah maxaa yeelay deegaan kasta inta aanan la soo gaarin ayay Hubkoodii kala baxeen balse Al Shabaab guusha kaliyah ee laga gaaray waxeey tahay Deegaanadii ugu badnaa ee dhaqaalaha uu ka soo gali jiray ayaa laga qabsaday

” Patrick Smith ayaa kula taliyay ciidamada dawlada iyo kuwo AMISOM inaysan ku seexan in Al Shabaab laga cirib tiray deegaanada ay la wareegeen balse ha ogaadeen in Al Shabaab Hubkii ay qarsadeen si ay u fuliyaan Dagaalo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah iyo Qaraxyo.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM