afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:40 pm | Posted by

Qaar Kamid ah Magacyada Dadkii Maamulka Siilanyo Laascaanod ku xidhay iyo Jidh Dil Dadkaas Loo Geystey.

Wararka Aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xaruunta gobolka Sool gaar ahaan dadkii xalay guryahooda lagala soo baxay ayaa sheegaya in haweenkaas iyo raga kale ee xabsiga laascaanood ugu jra maamulka siilaanyo qaar kood jidh dil loo geystey waxaana dadkaasi ay haatan ku jiraan weli xabsiga laascaanood wararku waxay sheegayaan in dadkani ay iskugu jiraan Waayeel iyo Dhalin intaba waxaa Xusid mudan in Dadka ay ku jirto Hooyo Xaawo Xaaji Ducaale oo Ciidanka ka amar qaata Cali Qasaha Horgalka ah iyo Ina Jeeniyaraha Daba Dhaqaha ahi ay Gacan ka jabiyeen.

Waxaana dadkan ku jira Weriyayaal Hooyooyin waayeel ah waxaana kamid ah dadkan xidhan Magacyada Hoos ku qoran.

Weriye Maxamed Shaqale Cashuu
Wariye Cabdi olol
Hooyo Xaawo Xaaji Ducaale
Farduus Maxamed Diiriye
Siciid Maxamed Diiriye
Ina Cabdi Hanas (Waa Qof Dumar ah)
C/laahi Hindi
Aamina Cumar Faarad
Ardo Xasan Yare
Fatuux Casoowe iyo ODaygeedii oo ah Magaca Hoos ku qoran
Saleebaan Iidle
Faadumo Ismaaciil Geele

Liiska Inta ka dhiman oo ah 7 Ruux Dib ayaanu idiinka soo gudbinaynaa.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM