afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:25 pm | Posted by

Daawo ”Muuqaal Qosol badan oo laga sameeyay Siyaasada Faroole iyo guuldaradii ka qabsatay jagada Xilka R/wasaaraha Somalia”

Filim ka hadlayay Guuldaradii Naazigii Hitler ee dalka Germany ayaa waxaa lagu foorariyay ama loo badalay hab dhaqanka iyo ficilada Madaxweeyne Faroole. Filimkaan ayaa Qoraal ahaan waxaa loo Tarjumay Faroole oo masuul ka ahaa Shacabka Puntland inay waayaan xilka Jagada R/Wasaaraha dalka Soomaaliya.

 

Halkaan ka Daawo Filim lagu Tarjumay Guuldarada Siyaasada Faroole

 

Siyaasad ahaan inta badan Shacab weeynaha Puntland ayaa qaba in Madaxweeyne Faroole looga adkaaday dhanka Siyaasada maadaama Jagooyinkii uu waqtiga badan u huray loo huwiyay rag kale oo uusan waligiis Siyaasad ahaan maqlin.

Qaar ka tirsan Siyaasiintii ugu wanaagsaneed gobolada Puntland waxeey Siyaasada uga hareen Madaxweeyne Faroole oo qaarkood ay ku tilmaameen shaqsi jecel kaligiis inuu wax maamulo oo aan waxba la la qaban karin .

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM