afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:23 am | Posted by

DAAWO+VIDEO:-Sidee bay ku Nool Yihiin Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan Wadanka Malta (Daawo Muuqaal ahaan Xaalka Dhalinyarada Soomaaliyeed)

Wadanka Malta oo ka mid ah dalalka Soomaalida qaabka tahriibka ah kusoo galaan, hadana si rasmi ah uma degaan wadanka Malta, inkastoo aqoonsi qaxootinimo iyo sharci laga siiyo, hadana waxay door bidaan iney u soo gudbaan dalalka kale ee Midowga Yurub oo nolol ka wanaagsan tan Malta usoo raadsadaan.

Halkan Ka Daawo Muuqaal ahaan Xaalka Jasiiradda Malta iyo Somalida

Tiro rasmi ah lagama haayo Soomaalida ku nool dalka Malta, tiro ahaan dadka soo gala Malta iyo inta ka baxda waxaa la sheegaa in ay isku mid yihiin, taasoo keentay in tiro rasmi ah laga hayn waayo dadka ku nool.

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee nolosha laga siiyo Malta, waxay isku dayaan iney nolol kale ka raadsadaan dalalka kale ee Midowga Yurub hase ahaatee dib ayaa loogu celiyaa Malta maadaama sharciga Du

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM