Dhagayos:-Abwaan Weedhsame oo si kulul uga hadlay guurka dhalinta ee wakhtigan la joogo oo dhib badan ka timaado.
Waxaa la sheegaa in ay haatan sii kordhayso dhibaatada kala haysata gabdhaha iyo wiilasha Soomaaliyeed, kuwaasi oo inta badan guur ku heshiiya balse hadana ay arimo kala soo kala dhexgalaan, Arintaasi ayaa lagu macneeyey in ay sabab u tahay Qurbaha, Abwan Weedhsame ayaa arintaasi ka hadlaya
HALKAN KA DHAGAYSO WACDARAHA ABWAANKA IYO GUURKA
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com