hanbalyo hanbalyo dhalasho ayaa waxa halkan looga dirayaa cabdiraxmaan salleban eidle iyo marwadiisa amaal masmas axmed hoolif
Hanbalyo dhalasho ayaa waxa halkan looga dirayaa cabdiraxmaan salleban eidle iyo marwadiisa amaal masmas axmed hoolif oo dhawaan 12kii / bishan 10aad wiil ugu dhashay magaalada lasanod ee xarunta g/sool waxan leenahay wiilka dhashayoow soo barbaar dadku aabahaa iyo idil hooyadaa noqoy inad ciisho moojee laguma ciilo noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba anfaca cabdiraxmaan iyo amaal ku bishaaraysta barbaarintiisa amin amin amin amin
mohamoud salleban eidle
faarax iidle cali
nimco iidle cali
maxamed c/raxman ismail
fadumo maxamed jaamac
amina c/lahi maxamed
rooda c/karim maxamed
iyo qaar kaloo badan ba waxay leeyihiin nuune soo barbaar