afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:50 am | Posted by

War Ninku Han-Yaraa?Xaglatoosiye Oo Wasiir Loo Magacaabay (Jago Lagu Bahdilayo Magaciisa Iyo Reerkiisa Oo Loo Magacaabay)

Horjoogaha Maamulka SNM-ta Ayaa waxaa uu umagacaabay   xoglo toosiye  Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Ee Maamulka SNM-Ta  xalo ayaa sheegay    hadii loo magacaabo jagadan  in   uu ilaabayo   dhibaadadii iyo xasuuqii   ay  gaysteen  siilaanyo iyo ciidankiisa kuwaaso  gumaad badan u gaystay  shacabka  reer khaatumo.

 

Hadaladii  siilaanyo ugu jawaabay xaglo abay  xaglo ayaa waxaa ka mid ahaa waxaad tahay nin u  baahan yahay  dadka iyo dalka  hadiiba aad   tolkaa  xasuuqii aan u gaystay aad ilowday  saacadan laga bilaabo waxaad tahay Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Ee Maamulka aan  anigu hor joogaha ka ahay.

 

Xaglo oo  bulshada reer khaatumo ay  si wacan u wada yaqaanin  jileeciisa iyo sidoo kale  in uu yahay  caadaqaate  wayn ayaa ayaa waxaa   uu  siilaanyo kaga raadsaday  igu  halee in aan oo xero gasho  bolalala reer khaatumo ah  balse wuxuusan ogayn  sida  loogu diyaar garoway  in  gacan  bir ah lagu  qabto  hadii uu deegaanada    reer khaatumo  soo galo haka shaqayso  wasaarada uu ku iibsaday  dadkiisa  hargaysa iyo burco.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

5 Comments for “War Ninku Han-Yaraa?Xaglatoosiye Oo Wasiir Loo Magacaabay (Jago Lagu Bahdilayo Magaciisa Iyo Reerkiisa Oo Loo Magacaabay)”

  1. ali
    October 14, 2012 - 9:06 am

    war saad moodey maahee ninku intaa wa ka sii liitaa weliba waxaan aaminsanahay in loo khaldamey.hadii wasiir loogu yeedha yaba ,xagla daaciye horgaladoo dhan waa ka ugu shaqsiyada xun .xitaa mahad canbaashe.

    Reply
  2. mr; madaale
    October 14, 2012 - 11:25 am

    indho sheelna,,, hadaa wasiir loomagacaabayaa ama agaasime
    khaatumo wax layidhaahdo oo dambe majirayso…….. no more khaatumo

    Reply
  3. PURE SOMAL
    October 14, 2012 - 3:27 pm

    CADAWTOOSIYE WAA UGU MEEQAAM LIITAA INTII HOOSGEL LA ARKI JIREY
    WAAYO KUWII HORE MA AANAY AHAYN KUWO HAYBADDA SSC LOO DHIIBTAY EE WAXAY AHAAYEEN JIRRI.
    WAA IN SHACABKA SSC IYO MAAMULKA KHAATUMO MEEL UGA SOO WADA JEESTAAN OO SHARCI RASMI AH LOO SAMEEYO DULLIGA CADAWTOOSIYE
    IYO KUWII KA HOREEYEYBA.
    XAGLO-QALOOC WUXUU SOO SAARAY NACASNIMADIISII BUU BANNAANKA
    SOO DHIGAY.
    ODAYGA ASAASAQA AH EE SNM ISAGUNA WUXUU KEENAA MARBA MIDKA
    DAYRADA AH EE LA SOO NACO. BAL AAN EEGNO WUXUU KAGAGA DUWANAAYO KAYSE DAMEER.
    WAXAANU SUGNAABA WAA IN GARAADADA IYO MAAMULKA KHAAUTMO AY SHIR DEG DEG AH QABTAAN OO LAGU SOO DHISAYO MAXAKAMADIHII IYO SHARCIGII LAGU XUKUMI LAHAA CALOOSHOODA U SHAQAYSTAYAASHA.

    Reply
  4. aniga
    October 15, 2012 - 2:25 am

    VIVA XAGLE TOOSIYE , WALEE WAA NINKA KALIYA EE SIYAASIYAHANKA AH EE KU JIRA DHUL MAHANTE DHAMAANTII , BAL CAR HA LA HELO NIN GAADHA

    Reply
  5. Taada Wado
    October 15, 2012 - 3:29 am

    waa Nin Siyaasadda Fahmay

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM