DAAWO:-“Hees Cusub”: Oo Loo Sameeyay Madaxwaynaha, Raysalwasaraha, iyo Gudonka Baarlamanka & Fanaanda Qarnigan Ee “Hibaaq” (Top Video)
Abwaanada / Fanaanada, Qaran ee Qarnigan Hibaaq Maxamed oo eebe Kumanaystay hal abuurka & Dareenka Wadaniyeed oo Dhawaan Soo Saartay Heeso Siwayn Ula dhaceen Umada Soomaaliyeed Kagana Hadashay marxaladihii Dalku Soo Maray.
Ayaa Soo Saartay Hees Cusub oo Ay Uqaaday Madaxwayne Xasan Sheekh Maxauud, Rayasal Wasaare C/ Faarax Shirdoon “Saacid” , & Guudoomiyaha Barlamaanka Pro-Jawaari , Waana Erayadii iyo laxankii abwaanada / FanaanadaHibaaq maxamed Cabdullahi.