DAAWO+VIDEO;-Ciyaar yahano soomaaliyeed Oo Wacdaro kadhigay Wadanka Maraykanka
Halkan hoose kadaawo Ciyaaryahano soomaaliyeed oo caanka ah Wadanka maraykanka Oo uu kawaraystay tvga Caalamiga ah ee CNN Sida ay usoomaan,sidoo kale ciyaar yahandan soomaaliyeed ayaa waxaa Casumaad casho sharaf ah usameeyay madax waynaha dalka maraykanka Baraak obaama.
HALKAN RII OO KADAAWO WACDARAHA WIILSHAAS SOMALIYEED
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairbi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com