Daawo Muqaal+Warbixin:Roobabkii Dayrta Oo Siweyn Uga Da’aya Gobolka Cayn Iyo Degaano Hoostaga
Waxa Barahii Ugu Danbeyey Dadka Kunool Reer Guuraga Dhulka Cawdka Ee Gobolka Cayn Ay ka Cabanayeen Abaaro Ka Jira gobolkaasi.
Lakiin Xiligani Ayaa Raxmaadkii Guga Ayaa Siweyn waxa Uu Uga Day Gobolka Cayn Deegaanada Hoos taga Oo Ay Kamid tahay Degaanada Widhwidh,Horufadhi,dhilalo.
Dadweynaha Reer Guuraga oo inta Badan Xiliyada Abaarta Ay Jirto Qaylo Dhaan Ka Soo Baxaysa Waxa Xiligani Siweyn Dadka Ugu Dayr SanayanXarmadka Alle.
Riix Halkani Daawo Video Muqaalada Roobabka.
Deegaanadaasi Oo inta Badan ah Dhul Howd Ah Ayaa Roobabka Badan Ee Ka Daya Waxaysan Jirin Ceelal Wanagsan Oo Biyaha Kadinaya Waxayna Xiliga Roobka Xoolaha Ku doogsadaan Balida Iyo Goobaha Biyo Qabsiga ah.