afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:12 pm | Posted by

(DAAWO VIDEO AAN HORAY LOO ARAG) THE BEST SOMALI FOOTBALL PLAYER EVER

Waxaa xalay laga daawaday Universal TV barnaamij aad u xiiso badan oo sida uu sheegay madaxa isboortiga ee TVga Mr Biriq uu ahaa barnaamij laga soo shaqeeyey mudo 1 sano ah kaasoo lagu soo bandhigay taariikhda cayaaryahankan laysku raacay in uu yahay cayaaryahankii kubada cagta ugu qatarsanaa ee Somalia soo mara – waxaa ka qeyb galay shaqsiyo isboortiga Somaliya qiimo ku leh,kuwaaso lagu soo wareystay wadamada Kanada – Holland – Sweden – Finland iyo magaalooyinka wadanka UK,halyey Muriidi Aba Nuur Abati oo u cayaarey kooxda Madbacada iyo Qaranka isagoo lagu magacaabi jiray Maradoonihii Afrika.

HALKAN RIIX OO DAAWO CIYAARO XIISO LEH

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM