afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:07 pm | Posted by

Daawo+Video:-Afar Arday oo U dhintay Dabka Kacay Iskool ay Dhiganayeen oo Kuyaalay Magaalada Riruba Ee Dalka Kenya

Afar Arday ayaa ku dhimatay ka dib dab ka qarxay Macadka le pic, kaas oo uu ku yaal Riruba, Siddoo kale Qofkii Masuulka ka ahaa Guriga ay Degenaayeen Caruurta ayaa isaggan ku dhintay dabka oo bilowda Saacadu markay ahayd 11 fiidnimo,

HALKAN RIIX OO DAAWO QAABKA WAX UDHACEEN

 

Arday dhimatay ayaa waxaa la sheegaya labo ka mid ah inay ahaayeen dugsiga sarre fasalka labaad, midna fasalka seddexaad, midka kalana fasal afaraad ee dugsigga sarre.

maamulka Dugsiggan aya waxay sheegeen in aanan la garanayn sababta kaliftay dabkan,
hase ahaa waxaa meeshii yimid Ciidamadda Kenya waxayna baarayaan sababta danbkan kaliftay in ay tahay korontadda.

waxbarashadda dugsigga hoose ayaa sii socon doonta Halka waxbarashadda Dugsiga Sarre ay Xirnnaan doonto mudo dhowr usbuuc ah.


Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Cadnaan Saalax Maxamed

Nairobi/Kenya

Cartan81@hotmail.com

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM