afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:56 pm | Posted by

Jabhada SNM Oo Bilawday In ay Shacabka Magaalada Laascaanood Habeenki Furatan

Jabhada snm iyo horgalada u shaqeeya oo bilaabay in ay luuqyada dhulka wadooyinka xaafadaha ay isu taagan shacabka magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool.
si ay u baadhan oo uga furtaan moobilada iyo wax ay sitaan ama ay debi aanay qabin ay ugu soo eedeyan iyadoo warar ayaan ka dhexhelayno dhankooda ay sheegay in ay doonayan si ay u qabtaan dhalanyarada ku cawaysa meheradah suuqa iyo kuwa fiidki ku laydhsada konayaasha xaafadaha debina ugu sameeyan oo ay ku tilmaaman in ay dadka shacabka kuwa furtaa ay yihiin dhalanyarada si ay laa lush uga qaatan iyagoo todobaadkii hore jeelka u taxaabay 20tan ku dhawaad haween ah oo tageerayay ra isul wasarah cusub ee dawlada somalaya iyo weriyayaal ka holgala magaalada laascaanood.
isku soo wada duub oo maha markii ugu horay oo shacabka magaalada laascaanood ay lakulmaan dhibaatooyinka furashada ama u taxaabida jeelasha iyo cagajugleenta ay ugaysanayso jabhada smn si aanay u dhiiban fekarkooda ama ay u muujin rabitaankooda iyo wax ay rabaan in layska hortaago

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Jabhada SNM Oo Bilawday In ay Shacabka Magaalada Laascaanood Habeenki Furatan”

  1. muna
    October 17, 2012 - 10:16 pm

    jabhad kulaha xagey jabhada joogta dhiig miratadan since the day i was born ila hada sas ugaarsiga dhulbahnte kujidhay imaanka alla idinka qaad hadey dowladban nahay leyihin xata weli ma masakinta ayay dariiqyada utagan yihin iney kafurtan ilmaha caanahoda ayaga isdhigay mesha rer laascano niman talin jirin hadu taliyo niman tagi jirinba tago

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM