Daawo Sawirada:Xaflad siweyn Loo Soo Agaasimey Oo Xilal Kula Kala waregayen Jaaliyada Khaatumo Oo Sweden Ka Dhacday
Xafladani oo Lagu Furay Ayadaha Quranka Karimka ahj Ayaa Waxa Halkaasi Ku furay shiikh Cumar saalax .
Xafladan sida heerka qaran loo soo agaasimay ayaa wxaa aay ka dhacday holka shirarka ee folkhuset Rinkby halkaas oo ay iskugu yimaadeen dhamaan jaaliyada khaatumo state of somalia waxaana si qurux badan loola kala wareegay xilalkii ay horay u hayeen masuuliyiintii matilayay jaaliyada iyagoona u igmada jaaliyad cusub si ay halkoodii uga si wadaan halgankii ay u hayeen maamulka khaatumo.
jaaliyadan swedan ayaa ah mid ka sheegan jaaliyadaha kale sida wanaagsan ee xilalka ay is kugu wareejiyaan iyo sida ay ugarab taaganyihiin maamulkooda khaatumo state of somalia waana xilkii sadacaad ee lala kala wareego ilaa xiligii maamulkii la odhan jiray SSC kadibna maamulka khaatumo ayaa la wareegay iyadoona hada mas uuliyiin kale oo khaatumaysan lagu wareejiyay xilka jaaliyada Stcokholm.
Sida loola kala wareegay xilka iyo Iyo sawirada hoos ka daawo
Guddiga cusub Eng. Cabrashiid Xuseen sugulle –
Guddoomiye shukri maxamed Xasan
G/xigeen DR. Cismaan
Qasnajiga koowaad maryama yusuf ismaaciil
Qasnajiga 2baad xaliimo bile cabdi
Xoghayn cabdifataax c/llahi dalmar
xidhiidhiyaha jaaliyadda iyo khaatumo( coordinator)
Afhayeenka axmed cabdi xuseen (saakin)
Guddigii hore waxaa u hadlay oo xilka wareejiyey Guddoomiyihii
Xasan yusuf ismaaciil ( majabe)
Guddiga odayaasha ee hawsha soo diyaariyey
Cqaadir yusuf jamac-gabalaax
Aadan xaashi
Cumar saalax maxamud
Dr. cali maxammed x hiirad
Maxamuud maxmaed (sujuwi)
Cabdalle faandhe
Cabdirashiid y ismaaciil (neenyo)
Jama maxamed aadan (ruush)
Jaaliyada khaatumo state ee swedan ayaa koobka xilwareejinta u qaaday jaaliyadaha kale ee reer khaatumo waxaan lagu tilmaami karaa in wadaniyada khaatumo in ay aad ugu wayntahay shirarkooda dhaqaalaha hadii ay noqoto caafimaadka deegaanada iyo wax barashada ka qayb qaadashadeeda.
Daawo Sawirada.





Wariye kayse jaamac saalax
Kayse958@hotmail.com
r muniir_10@hotmail.com