Dhagayso Agaasimaha Guud ee Wasarada Arimaha Gudaha oo Kahadlay Arimo Xaasaasi ah oo khuseeya Maamulka Khaatumo(Top Waraysi)
Waxaa habaynimimada Xalay Waraysi dhincayo badan taabanaya Siiyey Idaacada Ssc Radio Codka Shacabka “Agaasimada Guud ee Wasaarada arimaha Gudaha maamulka Khaatumo State Mudane Maxamuud Sheekh Cumar Xasan.
Waraysigan Ayaa Waxaa uu kaga Hadlay Arimo badan oo Quseeya deeganada Khaatumo State & Sidoo kale Dalkeena Soomaaliya.
Waxaana Meela uu Sida Wayn Uga Hadlay Agaasime Maxamuud Kamid Ahaa..
“Xaalada Deegaanada khatumo, Hanka Siyaasadeed ee Horalaada Kasoo Jeeda Deeganaas, Xaalada Magaalada laascnood Maanta & markii Laqabsaday, Xilku Sheega La siiyey Hogaankii Ssc & miisaaniyada ay ku yeealanayso Shacabka khaatumo”.
HALKAN RIIX OO DHAGAYSO WARAYSIGA OO AH MID XIISO BADAN
Xafiiska shabakada afbakayle.com
Buuhoodle/Cayn
Afbakaylenews@gmail.com