DHAGAYSO:-Sir Culus! Siilaanyo oo laga duubay khadka telefoonka Cod sir ah
Madaxweynaha Maamulka Taagta daran ee Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa laga duubay cod sir ah oo uu kaka hadlayo arimo badan oo xasaasi ah…..
Fadlan Dhagayso Aragtida Siyaasada Oday Siilaanyo oo aan is ogayn waxa uu ku hadlayo iyo sida uusan u aqoon siyaasada iyo waliba ninka uu umagaacaby wasiirka Madaxtooyada Xirsi Toorile oo isagu telefoonka soo xiray.
HALKAN RIIX OO DHAGAYSO CODKA LAGA DUUBAY SIILAANYO
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com