afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:35 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:-Garsoorkii Maxakamada Racfaanka Ee Magaalada Burco Oo isu soodhibay Maamulka Khaatumo

Cabdillaahi Axmed Xaaji Diiriye, Wuxuu ahaa” Garsoorkii Maxakada Racfaan Ee Maamulka SNM gudaha magaalada Burco” Cabdullaahi hada wuxuu ku sugan yahhay gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Cabdullaahi waxa uu in mudo ah kadib dib ugu soo laabtey deegaanadii uu ka dhashay oo ah G/Cayn iyo caasimadiisa Buuhoodle, Cabdullaahi oo dhawaan yimid gudaha magaalada Buuhoodle, Waxa uu saaka jir jaraa’id u qabtey warbaahinta Khaatumo State ee ku sugan gudaha magaalada Buuhoodle yadoo ay halkaasi warbaahintu wareysi xiiso badan ka qaadey.

Cabdullaahi oo warbaahinta u waramaya ayaa waxa ay hadaladiisu ahaayeen kuwo aad u yaab badan yadoo uu dhanka warbaahinta su’aalaha u weydiinayay Wariye”Xamse Xasan Geele”.

HALKAN RIIX OO DAAWO GARSOORAHA 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM