afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:12 pm | Posted by

DAAWO:-Maafio Shiinees ah oo ka yaabsatay dalalka Yurub ayaa markoodii laga yaabsaday (Daawo Muuqaal+Warbixin).

Shiinees iska soo dhigay Ganacsato waa weeyn ayaa mudooyinkaan dambe waxeey Lacagtii ka gurteen dalal badan oo ku yaal Qaarada Yurub. Ragaan Maafiyada ah oo dhamaantood u dhashay dalka China ayaa Qaarada Yurub waxeey la yimaadeen Makiinado lagu daabaco Lacagta Yuurada (Euro). 

Halkaan ka Daawo Maafiyada Shiineeska ah oo Aqaladii loogu dhacay

Xarunta ugu weeyn ee laga maamulayay Maafiyadaan Shiineeska ah ayaa waxa ay ku taalay dalka Spain waxaana mar qura goobtii ay degnaayeen guryaha ama aqalada ugu soo daatay Ciidamada Booliiska dalka Spain oo cadeeymo buuxo ka helay dalal kale oo ku yaala qaarada Yurub.

Maafiyadaan la qab qabtay oo aad u fara badnaa waxaa goobtii lagu weeraray laga helay Lacagihii been abuurka ahaa oo ay halkaas ku daabacan jireen iyo guud ahaan Qalabkii ay ku hoowl gali jireen .

Ragaan oo in mudo ah la soo daba taagnaa dalalka ay Lacagta been abuurka ah ku dhaceen waxaa ka mid ah Spain, Beljemka, Holland, Finland, Denmark, France iyo Czech Republic.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM