afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:39 pm | Posted by

DAAWO SAWIRO:-Aktarka caanka ah ee Bollywood Amir Khan oo sanadkan xajinaya

Boqortooyada Sacuudi Carabaiya waxaa wali kusii qul qulaya Malaayiin Muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha dunida kuwaa oo doonaya in ay soo gutaan waajibaadka Xajka ee ilaah ku waajib yeelay Qofkii awoodo oo Muslim ah.

Dadka Xajka Sanadkan ka qeyb galaya waxa akamid ah Dad badan oo can ah ay kujiraan Aktaro Muslimiin ah oo aad loo yaqaan iyo sidoo kale Ciyaartoy caalami ah oo dunida daafaheeda ka kala yimd.

Jilaaga weyn ee reer Hindiya Amir khan ayaa kamid ah Dadka sanadkan gudana Waajibaadka Xajka waxaana Xajka uu u kaxeeyay Hooyadiis si ay usoo gutaan Waajibaadka Xajka ee Sanadkan.

Aktarkan waa Nin can ah oo aad looga yaqaan Dunida daafaheeda gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed ay aad u garanayaan kuna xasuustaan filimaan badan uu keenay ,waxa uuna kamid yahay Aktarada Muslimiinta ah kuwooda ugu caansan.

Amir Khan ay wehliso Hooyadiis Zeenat Hussain ayaa aad ugu faraxsan in ay soo gutaan Wajaibadaka Xajka ee Sanadkan.



Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM