afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:55 am | Posted by

DAAWO=VIDEO;-Madaxweyne Shariif wuxuu ahaa Aftahan si dadban wax u sheega, Daawo isagoo ka hadlaya dhibta ka haysata culimadda.

Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Shariif sheikh Axmed ayaa waxaa uu ahaa nin inta badan si dadban uga hadla arimaha jira, waxaana Soomaalidu tiraahdaa wuxuu ahaa Nin Aftahan ah oo Afkiisa wax ku dhacsada,  Haddaba Shariif Sheikh Axmed oo la hadlayey Soomaalida Emerika ayaa si dadban u sheegay in ay dhibaato ka haysato wadaada iyo Arimo kale oo Ila Qosol ah.

Halkan Riix oo Daawao Qudbada Madax waynaha 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM