DAAWO VIDEO:- Sheikh Mohamed Abdi Ummal oo fur furan uga hadlay 10 Maalmood ee Fadli badan kuwaasi oo ugu horeeya Bisha Dil Xajj.
Nairobi(CNA) Tobanka Maalmood ee ugu horeeya bisha Dil-Xijja waa maalmaha ugu fadliga badan maalmaha, marka walalaaha musliminta waxan xasuusinaynaa inay ka faa’idaystaan 10 maalmood ee Dul-xaj.