afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:19 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:-Sida Loogu soodhaweeyay Madaxdhaqameed kii Soo Gaadhay Magaalada Buhoodle

Wafdi madaxdhaqameed ah oo kasoo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo gaadhay magaalada Buuhoodle,Wufuudan oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle waxaa hogaaminaayey Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo ka mid ah Isimadii Soomaliyeed ee Muqdisho u joogay sidii dalka looga saari lahaa marxaladii kala guur ahayd soona xulay Baarlamaanka cusub ee Soomaaliyeed.
Garaadka oo meel fagare ah kala hadlay kumanaan qof oo ka qayb qaatay soo dhowayntiisa ayaa waxaa uu sheegay in ay magaaladii muqdisho ay kusoo labaatay sidii lagu yaqaanay isla markaana ay maanta ka mid tahay Caasimadaha Aduunka.

Ugu danbayntii Garaad waxaa uu dardaaran usoo jeediyey Guud ahaan Umada Soomaaliyeed waxaana uu ugu baaqay in midoobaan oo ay ka qayb qaaatan dib u dhiska Dalka Soomaliya oo kasoo kabanaya 21-Sano oo Bur-bur ahaa.

 

HALKAN RIIX OO DAAWAO VIDEO-GA SIDA QURXOON EE LOSOO DHAWEYAY

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Buuhoodle/Cayn

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM