DAAWO VIDEO:-Halka uu Marayo Saldhiga Booliska Degmada Taleex.
Waxaa Mudo hore Si rasmi ah loo Cayimay Halka uu Noqonayo Saldhiga Booliska Degmada Taleex Kaasi oo noqonaya Saldhigii 2aad ee Degmada Taleex laga Hirgaliyo.
Hore Taleex waxa ay u lahayd Saldhig Boolis Kaasi oo Bur bur Ba’ani soo Gaadhay hayeeshee Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan(KARAASH) Aya Si rasmi ah Mudo hore u Dhagax dhigay Dhismaha Saldhiga Booliska ee Degmada Taleex Hayeeshe ma aanay suurto gelin in la dhamaystiro saldhigaasi hadaba Daawo Video halka uu marayo Saldhigaasi iyo waxa uu u baahanyahay dhamaystirkiisu.
HALKANRIIX OO KAAWO HALKA UU MARAYO DHISMAHA SALDHIGA
Maxamed Cismaan C/nuur
Taleex/Sool
Afbakaylenews@gmail.com