afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:43 am | Posted by

Faah Faahin:-Laba qof oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay Laascaanood

Laba qof ayaa ku dhaawacantay qarax barqadii maanta ka dhacay bartamaha magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Ciidamada booliska Somaliland ayaa kaxaystay mid ka mid ah labada qof ee qaraxa ku dhaawacantay oo ay ku tuhmeen inuu qaraxa ka dambeeyay, waxayna sheegeen inay baarayaan sababta iyo cidda ka dambaysay qaraxa.

Qofka kale ee qaraxa ku dhaawacmay waa canug yar oo dugsi qur’aan ka dhiganayay meel u dhow halka uu qaraxa ka dhacay, sida uu Afbakayle.com  u sheegtay Maryan Cabdullaahi oo dadka deegaanka ka mid ah.

Lama oga qaraxa inuu ahaa mid ka dhashay miino ama bam gacmeed, booliskana ma bixin faah-faahin dheeraad ah oo ku aaddan qaraxxa.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM