afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:03 pm | Posted by

Suxufiyiinta Magaalada Laascaanood Oo Canbaareeyey Dilkii Wariye Axmed Saakin-(Maqal)-

Afbakayle- Kulan Balaadhan oo ay maanta qabteen Suxufiyiinta ka hawlgasha Gudaha Magaalada Laascaanood, ayaa waxay.

ku cabaareeyeen falkii lagu dilayWariye Axmed Faarax Ilyaas (Axmed saakin), Oo dablay hubaysani ay ku dileen Gudaha
Magaalada Laascaanood.

Suxufiyiintu waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka geeriyooday marxuum Axmed
Saakin.

Halkan Ka Dhegayso

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM