afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:12 pm | Posted by

HORGAL XAAJI JEENIYARE OO U DHACAY XALAY GURIGA WARIYE FAYSAL JAAMAC AADAN

Horgalka ku mamay xidhxidhka shacabka Laascaanood aya xalay xililagujiray Aaskii iyo Tacsidii Wariye Axmed saakin oo ay dileen maleeshiyo Hubaysan ayaa waxa isla xalay Hoygiisa Loogu soo dhacay Wariye Faysal Jaamac Aadan wariye Faysal Jaamac aadan Oo aan kula xidhiidhnay Khadka Taleefanka

Ayaa noo sheegay inuu la soohadlay Horgale Xaaji jeeniyare waxa uu hadlka iiga bilaabay Diincay aflagaado Hanjabaad kadib waxa aan suu aalay” maxaajira waxa uu igu yidhi iskeen jeelka hadii kale waan kuu imanayaa waxkale Oo uu igu yidhi faysal waxa aan waydiiyay maxaad samayseen”waxa aan tacsi udiraynay walaalkeen ay dileen kooxo hubaysan markaas waxa aan taas ahyn maan Ogi”

Hadalkii waxa uu faysal Kusiidaray waxaa labaadhay oo loo soo dhacay gurigayga waxa qolqol loogalay guriga markaas waxa jooga gurigayga Hooyaday oo waayeel ah aabhay oo waayeel dhamaan iyo Xaaskaygii Caruurtaydii dhamaan Tood waa lahaan saab Gareeyay Buu yidhi Faysal Jaamac adan,

Geesta Kale afaysal ayaa iixaqiijiyay in lagabaadhay dhamaan guryaha ay leeyihiin Dadka Qaraabadiisa ah Sagaal Guri bay u dhceen oo ayjoogaan haween caruur waayeel dhamaan guryahaas way dhibaateeyeen.
Arinkan ayaa Wax uu ku soo beegmayaa Dilkii wariyihii univesal Axmed Saakin ay Dileen maleeshiyo ku hubaysan baastoolado iyo qoryaha Daran Dooriga u dhaca Ee Looyaqaan K47 waana midxusuusinaysa wariye Yaasha laascaanood sida loo beegsanayo loona doonayo in la waxyeeleeyo sida hada loodilay wariye Axmed

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “HORGAL XAAJI JEENIYARE OO U DHACAY XALAY GURIGA WARIYE FAYSAL JAAMAC AADAN”

  1. muna
    October 26, 2012 - 10:32 pm

    madaxa inuka toogto ayay ahayd marku sogalay gurigisa waryahe sowma ogid naftu marbey go,daaye nijaaskan dadka dhibayo laascano shaqada kadhigtay inu dadkeda dhibateyo ma hal nin odila lawayay macna la,anbey kubaxaysa naftano sida maskinkas ladilayo kale madaxa leysaga toganaya bila caleeg nin udhashay algeria aya hada kahor kuyiri nin libiyan aho ay saxibo ahayeen ayago marka siyasada iyo xasuuqa qadafi shacabkisa kuhaya kawada hadlayey ayuyiri ninki algerianka aha rer libiya wa dad dhintay hadana dhimashada kabaqaya asago ulajeda malin walba ladila shacabka no one knows who w’ll be next so sas o aytahayna uma istagan isdifacoda hada rer laascano wa sida okale warhadaba macna darad bistolado leydinkugu dilayaye madaxa katogta wasaqda guryihina baranaysa

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM