afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:00 am | Posted by

DAAWO:-Fanaan Somaaliyeed oo la soo shir tagay Rag madaxa ku istaagi kara kuna soconaya hal gacan & Fanaankaan..(Daawo muuqaal+Warbixin)

Hees Jadiid ah oo lagu soo aadiyay maalinta Ciida ayaa waxaa la soo galiyay qeeybta Muuqaalada Fanka Soomaaliyeed waxaana Heestaan cusub mar qura lagu dhex arkay Dhalinyaro ku istaageeyso madaxa iyo hal Gacan kuwaas oo dabadeedna si Cajiib ah ugu niikinaya. 

Halkaan ka Daawo Rag Madaxa ku istaagi kara kuna socon kara hal Gacan

Heestaan oo la magac baxday XAYI JACEEYL ayaa qaab ahaan waxaa saaran Music cusub waxeeyna Luuqad ama Kalmad ahaan ku baxeeysaa Luuqadaha Soomaaliga iyo afka Jarmalka.

Heestaan ayaa waxaa soo saaray Fanaanka Gabyaaga ah ee kooxda Walaalaha Sii Sii Somband Cumar Cali Cumar (Cumar Sii Sii ) oo inta badan looga bartay Heeso cusub oo aanan horay loo maqal. Kooxda dhalinyada Walaalaha Sii Sii Somband ayaa Shacbiyad weeyn helay sanadihii ugu dambeeyay ka dib markii Calanka Soomaaliyeed ay u xambaariyeen Dhalinyaro reer Yurub ah waliba soo bandhigeen dad Cadaan ah iyaga oo baraya Luuqada Afka Soomaaliga

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM