Daawo:-Asal Ahaan Halkee ayay Qabiilada Soomaalidu Ka soojeedaan
Waxaa jira cilmi baareyaal fara badan oo aduunka ah oo weli ku mashquulsan in ay ogaadaadan sinjiyada rasmiga ah ee Soomaalida in ay yihiin Qomiyadu isu yimid iyo weliba in kale balse , haatan waxaan idii soo gudbinaynaa Barnaamij lagu falan qeeyey arimaha Soomaalida dhaqanka ahaan, Diin ahaan iyo Asal ahaan intaba.