afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:01 pm | Posted by

Daawo+Video:-Geel Muqayil ah oo lagu arkay magaalada Boorame

Waxaa Magaaladda Boorame Kusoo Badanaya Geela Qayila islamrkaasna suuqa Qaadka ee borama ka qudhaabta.

Geelan ayaa maalin kasta soo aada Magaaladda gaar ahaan Suuqa Jaadka si uu usoo cuno jaad.

 

Riix Halkan si aad Muuqaal ahaan udaawato

Arintaas ayaa ah mid maalin kasta ka dhacda Boorame, waxaaan laga soo duumay muuqaal geelan oo soo doonanaya jaadka hadana qayilaya.

Waxaa arimahaas kahadlay dadka qaadka cuna iyo kuwa iibiya ee Magaaladda kusugan.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM