DAAWO:-Xoghayaha guud ee qaramada midoobay oo la siiyey cashar ku saabsan qoob ka ciyaarka(Daawo Muuqaal Ahaan Adaa yaabayee)
Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon ayaa waxaa la sheegay in la siiyey cashar ku saabsan qoob ka ciyaarka loogu jecel yahay aduunka waqtigaan xaadirka iyadoona uu xogyaha guud ee qaramidoobay uu isku dayey ciyaartaas inuu dheelo.
Halkaan ka Daawo Muuqaal Ahaan cashar ku saabsan qoob ka ciyaarka
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/kenya
Afbakaylenews@gmail.com
