Deeq Lacageed Oo Ka Timi Ururka Dugsi Ee Dalka Holland Oo Lasoo Gaadh siiyey Agoomaha Ku Dhaqan Magaalada Buhodle (Sawiro
waxaa maanta deeq lacageed lasoo gaadhsiiyey agoonmaha ku dhaqan magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn
deeqdan oo katimi ururka dugsi ee haweenka kunool wadanka holland deeqdan ayaa ahyd 900$ amaba sagaal boqol oo dollarka maraykanka ah ururkan oo ay madax katahay “sahra diiriye gamaadiid ”
sodoo kalana ay kamid yihiin haweenkan kala ah hodan diiriye iyo faisa maxamed”.
hadaba waxaa deeqdan loo soo wakiishay” sh mukhtaar axmed xaaji faarax” shiikha ayaa saaka waxa uu uqaybiyey deeqdan ardayda agoomaha ah ee wax kabarata dusiga quraanka agoomaha ee magaalada buuhoodle
urarkan dugsi ayaa ah mid mar walba garabtaagan shacab weynaha kunool dhamaanba gobalasa ssc, Sikastaba ha ahaatee maahan markii ugu horaysay ee ururkani deeq soo gaadhsiiyo gudaha magaalada buuhoodle
shabakada afkabayle.com maxamed cali bile buuhoodle






