DAAWO WACDARAHA:_Soomaalida Minnesota Oo Dabaaldagii Xornimada Somalia Kusoo Bandhigay Dhaqanka Layaab Noqday
Soomaalida Ku Nool Magalada Minnesota Ayaa Dabaaldagii Xornimada Somalia Kusoo Bandhigay Dhaqanka Oo GEEL NOOL La Keenay Fagaaraha Magaladaasi.
Kumana Ka MId Ah dadka Ajinabiga Ah Ee Magaalada Minnesota Ku Nool Ayaa Aad Usoo jiidatey geelani Oo Si’aad u Qurux Badan Loo Raray.
HALKAN KA DHAGAYSO WACDARAHA SOMALIDA
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com
