Daawo Heestii Ciida iyo fanaanada ‘Hibaaq Maxamed:Top Song:
Waxaana halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Hees Cusub oo Soo Saartay Fanaanada / Abwaanada Hibaaq maxamed Cabdullahi Kuna Saabsan Munaasibada Ciida.
Heestan Ayaa Waxaad kaga Bogondoontaan Erayo Cajiiba oo dhinacyo badan taabanaya kana turjumada munaasibada Ciida & Dareen Qaran.
Waa Eraydii & Laxankii Fanaanada / Abwaanada Hibaaq Maxamed , Musiga dananaaya waxaa Tumay Macalinka Qaasim Maxamed Karaama.
