DAAWO VIDEO:-Soomaali ku nool wadanka cusub ee koofurta Suudaan oo fanaaniin Soomaaliya ka dalbaday & Ajakis & Binti Cumar gacal oo ka qeyb galay
Dhowaan ayaa wadanka Suudaan waxaa ka go’ay wadan, wadankaaso oo ay ka ganacsadaan Soomaali badan, hadaba habeen dhoweed ayaa waxa ay qabsadeen xaflad ay ugu tala galeen ciida.
Xafladaas ayaa waxaa lagu casuumay fanaaniin ka timid dalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin Ajakis & Binti Cumar Gacal oo heeso aad u macaan halkaas kusoo bandhigtay.
Halkan riix oo daawo Wacdaraha somalida konfurta Sudan
Xasiiska Shabakada Afbakayle.com
South Sudan/juba
Afbakaylenews@gmail.com
