afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:36 am | Posted by

Daawo+Video;- Waligaa Geel Dhalaya Ma Aragtay Intaad dunida Joogtay

Soomaalida waxay ku maah maahdaa cimrigaada oo raago, geel dhalaayo ayuu ku tusaa, Maah maahdaasina waxay ku timid iyadoo ay aad u yar yihiin dadka Soomaaliyeed ee aan arkingeel dhalaayo gaar ahaan dadka degan magaalooyinka oo u suurageli karin iney arkaan geel dhalaayo.

Hadaba dhalinyaro Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qurbaha ku koray aad ayey u adag tahay iney arkaan geel dhalaayo, bal hada nala daawada

 

Halkan Rii Oo Daawo Video-ga Geel Dhalaya

Xafiiska Shabkada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM