afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:43 pm | Posted by

ururka Haweenka Daryeel ee magaaladda Laascaanood Oo Tacsi U Diraya…

Dhamaan xubnaha ururka Haweenka Daryeel ee magaaladda Laascaanood waxay Tacsi u dirayaa Farxiya  Axmed Sahal oo wiil ay dhashay Alla haw naxariistee C/raxmaan Cigale Jaamac oo ku dhintay shil baarbuur oo ka dhacay wadanka Mareykanka.

Xubnaha uruka Daryeel waxa kale oo ay Tacsi taa la mid ah u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka tegey ala haw Naxariistee Asad axmed Maxamed Cilmi  oo isna shilkaasi baabuur ku naf waayey waxan ay ilaahay uga baryayaan inuu janadii fardawsa ka waraabiyo eheladii ay ka tageena samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa ka mid ah xubnaha tacsidan diraaya:-

1)      Xaawo xaaji ducaale

2)      Sahro muuse dhiil

3)      Sahro cismaan kaarshe

4)      Cibaado cilmi cade

5)      Xaliimo xuseen carab

6)      Faadumo cawil

7)      Xaliimo maxamed jaamac

8)      Nadiifo ismaaciil muuse

9)      Saynab oow ciise afkaarshe

10)   Aamino aadan xirsi

11)   aamuna cumar faarax iyo dhamaan ururka haweenka G sool

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM