Yaa Ka Denbeeyo Xasuuqa Shacabka Iyo Wariyayaasha Laascaanod???
Sanadii 2007 ee gacanta cadowga u shagay caasimada gobalka sool ee laascaanood waxaa lagu xasuuqay dad tiradoodu kor u dhaafaysa ilaa 112 qof kuwaasoo isugu jira culimo siyaasiyiin dhalin yaro wariyayaal iyo kuwa kale oo biri magayda ah.
Waxaanu wada ognahay laascaanood in ay hayad xarun nabad galiyo mudadii dawladii dhexe ay qadka ka baxdayna ay dhibaatooyinka yimaado ay xalin jireen odayaasha deegaanada laguna soo dabaali jiray nabad galiyo in waalaha wada dhashay ay u wda daganaadaan.
Laascaanood waa caasimada gobalada la yiraahdo SSC ama sool sanaag iyo cayn kuwasoo ay dagaan beelo badan oo soomaaliyeed balse deegaan ahaan ay u badan yihiin beesha dhulbahante iyadoona maalinba maalinta ka danbaysa cadawga haysta uu dhibaatooyin isugu jira qaraxyo jirdil iyo xarig uu u gaysanayay shacbiga magaalada laascaanod.
Dadkii dagi jiray gobadalaad ee dhulbahante waxaa y samaysteen maamul la dhaho SSC oo markaas loo dhiibay saleebaan ciise ahmed kaar oo hada gor gortan ku galay dadkii lagu leeyahay deegaanada SSC qaybo ka mid ah oo ay ka mid tahay laascaanod kalshaale iyo maygaagle kuwaasoo naftoda u hurayay ilaalinta calanka umad soomaaliyeed iyo in ay yihiin soomaali dhab ah.
Waxaan doonayaa in aan qoraalkan ku xuso Cali Sabareey o ahaa hogaamiye ku xigaynkii SSC oo isagu ahaa muwaadin soomaaliyeed isla markaasina halgankii dalkiisa uu u waday uu kaga jiray baal dahab leh muujiyay wadaniyada tolnimada iyo udagaalkanka qadiyada SSC waxaan oran karaa waa in bilad la siiyaa.
Dhanka kale waxaa ay ku bahoobeen shirkii qiimaha badnaa ee lagu qabtay dagmada taariikhiga leh ee taleex oo lagu mideeyay beesha dhulbahante waxaan l la isku daray SSC NSUM SSC Iyo dadkii kale ee aamin sannaa fikirka qaldan waxaan la sameeyya maamulka khaatumo state of somaliya maamulka khaatumo waxaa loo sameeyya sadax madaxweyne oo kala ah Amed Karaash Biindhe Iyo Indha sheel.
Waxaa Xilkoodii dhamaystay Ahed karaash waxaa hada xilka haya Waa indha sheel iyadoona uu haray biindhe 16 kii bilood ay dhamaad u dhawdahay hadaba wxaa ais waydiin mudan SSC waxaa ay ka hadli jirtay xaalada deegaanadaas maxaa helay maamulkii lagu wada biiray ee khaatumo .
Muxuuse uga hadli layhay xaalada deegaanada iyo xasuuqa ba an ee ka socda caasimada gobalada khaatumo ee laascaanod maxaase dagaalkii xogaynta loo bilaabi layahay xageesa wax ka si yihiin?????
Su aashu waxaa waaye in reer khaatumo ay mideeyaan taladooda ku aadan xaalada saalcaadoo laascaanod cidna uma maqna ceelna uma qodna intii maalin walba wiil ka soo duulay hargaysa uu wiilashiina qaarna xabsiga u taxaabi lahaa qaarka kalana uu badhtamaha magaalada laascaanod ku toogan lahaa waa in aad gashaan halgan wayn iska celisaan waxaan soo diray dadka laynayo wariyayaasha iyo shacabkaba waa siilaanyo iyo ninka ugu sareeya kooxaha nabad diidka ah ee alshababa ahmed godane.
Waxaan idin xasuusunayaa ahmed godane 9 reerkiisa ka mid ah waxaa y u dhinteen dagaaladii dhacay 1989 ilaa 1990 waxaan maanta uu doonayaa in uu aarsado ahmed godane waa agoon waan jay sida la sheegay waxaa aabihis iyo hooyadiis ay ku dhinteen dagaaladii habar habarta 9 ka tirsan kiisana waxaa ay ku dhinteen duulaankii ay ku soo qaadeen beesha dhulbahante iayduna iska difaacday iskana cesheen.
Hadaba waxaa xasuusin mudan reer laascaanod in aad is ka celisaan cadawga idin ku soo duulay taladiinana midaysaan dadka lagu laynayo magaalada gudahed waa in iidna ka harin qofka dilaa dadkiina
wabilaahi tawfiiq